Aragtideena

ARAGTIDA FOG

In Soomaaliya laga dhigo xarun gobolkeed loogu soo hirto waxbarashada sare.

Ujeedkeena

Hadafka Wasaaradda waa in la abuuro jawi sare u qaadaya horumarka waxbarashada sare, cilmi-baarista iyo dhaqanka si loo gaaro horumar dhaqan-dhaqaale. Waxaan dooneynaa inaan hadafkaas ku gaarno:

  • In la ilaaliyo, lana horumariyo dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed
  • In la taageero horumarinta iyo baahinta waxbarasho sare oo tayo leh, isla markaana jaban.
  • In la abuuro dhaqanka cilmi-baarista si loo abuuro shaqooyin iyo horumar dhaqaale.


Qiyamka Aasaasiga

  • Hufnaan iyo isla-xisaabtan
  • Qaab qiimeyn ah oo ku saleysan heer caalami ah
  • In la tiigsado meesha ugu sarreysa
  • In loo shaqeeyo koox ahaan
  • In la hal-abuuro waxyaabo cusub