Horumarinta Af-Soomaaliga

Xarunta Horumarinta af-Soomaaliga waxaa loogu talo galay inay horumariso afka Soomaaliya. Maadaama afkeena la qoray sanadkii 1972kii, waxaan suurtogelin in la sii wado horumarintiisa maadaama ay burburtay dowladdii u xillsaarneyd howalheeda.

Xaruntu waxay sidoo kale fududeyn doontaa barista iyo barashada luqadda Soomaaliga. Si loo gaaro ujeeddooyinkas, xaruntu waxay sameyn doontaa cilmi-baarisyo, tababarro, aqoon-is-weydaarsiyo iyo kulamo laysku dhaafsanayo waayo-aragnimada. Waxaa sidoo kale lagu qalabeyn doontaa dhammaan agabka muhiimka ah.