In kabadan 100 arday oo ka faa’iideysanaya deeq-waxbarasho oo Soomaaliya ay ka heshay Suudaan oo ka dhoofay Muqdisho

ac

Agaasimaha Wasaarada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliyeed, Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, oo maanta oo talaada ah warbaahinta kula hadlay Garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in 105 arday oo isugu jira Gabdho iyo wiilal oo wax-barashada dugsiga sare ku dhameestay iskuulaadka dalka ay maanta u duulayaan dalka Suudaan […]

300 ardey oo u fariistay imtixaanka deeqda waxbarasho ee Ciraaq

1

Isniin, 20 October, 2014- Arday Soomaaliyeed oo tiradoodu gaareyso 316 soona dhameystay waxbarashada dugsiga sare, kuwaa oo kakala yimid gobalada dalka oo dhan ayaa waxa Maanta ay imtixaan u galeen deeq waxbarasho oo dowlada Ciraaq ay ugu tala gashay in ay Soomaaliya uga kaalmeyso dhanka waxbarasha, waxaana imtixaanka oo lagu qabtay Iskuulka Maxamuud Mire ee […]

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo ka warbixiyey waxqabadka Wasaaradda Bishan.

wkuxigeen kulan

Shir ay isugu yimaadeen hawlwadeenka wasaaradda Hiddaha & Tacliinta Sare uuna shir gudoominayey wasiir ku xigeenka wasaaradda ayaa ka dhacay 23/9/2014 kaasi oo diiradda lagu saaray soo bandhigidda waxqabadkii wasaaradda bishan aynu ku jirno iyo qorshaha horyaala bisha soo socota. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xildhibaan Maxamed Axmed Kulan ayaa hawlwadeenka wasaaradda […]