In kabadan 100 arday oo ka faa’iideysanaya deeq-waxbarasho oo Soomaaliya ay ka heshay Suudaan oo ka dhoofay Muqdisho

ac

Agaasimaha Wasaarada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliyeed, Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, oo maanta oo talaada ah warbaahinta kula hadlay Garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in 105 arday oo isugu jira Gabdho iyo wiilal oo wax-barashada dugsiga sare ku dhameestay iskuulaadka dalka ay maanta u duulayaan dalka Suudaan […]